Daawo Sawirada: Xarunta la dejinayo Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ka socda diyaar garow loogu jiro soo xulista Xildhibaanada cusub ee Baarlaaanka Galmudug, kuwaa oo iyana soo dooran doona Hogaanka Maamulka Galmudug. Guddiga farsamada maamul dhisidda iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug ayaa maanta kormeeray xarunta Shiirkole oo la qorsheeyay in la dejiyo Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada cusub … Continue reading Daawo Sawirada: Xarunta la dejinayo Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug